Skip to main content

Posts

Joojinta caaddoyinka aan wanaagsanayn

waxaa macquula inaad marar badan aad iskudayday inaad joojiso caado xun,laakiin mudo yar kadib aad dib ugu soo laabatay samaynteeda, aadna qaatiyaan ka istaagtay arintaa iyada ah, laakiin waa sidee sida ugu wanaagsan ee loojiyo, go'aanka ugu dambeeyana looga qaato. Waa maxay caaddo? Caaddadu waa wax aad qamatintay samaynteeda muddo aad u dheer aadna kusoo celcelisay.Caaddu waxay ku samaynsataa muddo boqol cisho ah ama kow iyo laabaatan, kadibana waxay kuu noqotaa wax aad samayso maalinkasta.Caadooyinka waxaa loo qaybiyaa labo qaybood. Caado wanaaagsan. Caado xun. Waa maxay caaddo wanaagsan?   Caaddada wanaagsani, waa caadda tan wanaagsan taaso  samaynteeda aan wax u dhimayn noloshaada kuuna horseedaysa horomarka nafeed, waxaa wanaagsan inaad lahaato caaddo wanaagsan si aad u hormariso noloshaada. Waxaa jira caaddooyin ay tahay inaad lahaato haddii aad doonayso inaad ku noolaato nolol wanaagsan qaadirna uu raali ka yahay, waxaana kamida kuwaaan hoose caaddo wax aakhris Caaddo k...

HORMARINTA NAFTA!

Waxaaad aad ugu dhiban tahay inaad fahanto figrada ah hormarinta nafta, waxaa macquul ah inaad wax ka daawatay ama aad ka dhagaysatay mowduucaas, laakiin wali aad meeshaadii aad taagan tahay farna aadan dhaqaajin. Waa maxay hormarinta nafta? Hormarinta naftu waxaa habka loo hormariyo kartida qofeed, xirafadahaaga aqooneed,maan hagaaga iyo xoojinta ku xirnaashaha ELLE, si aad u hormariso noloshaada. Figradaan ah hormarinta nafta waxay soo jiitamaysay  muddo aad u dheer iyadoo soona martay heerar kala duwan  lagana qoray buggaaga aad u fara badan. Sidee ku hormarin kartaa naftaada? see xashada xili hore kicitaanaka xili hore xoojinta xariga ALLE koobcinta maankaaga, adoo bilaabaya wax akhriska  barashada xirfad, taasoo aad ka samayso lacaga wanaagsan jimicsiga cunista cunto caafimaad qabta cabida biyo kugu filan maalin kasta Waa maxay faaiddada seexashada xili hore? See xashada xili hore waxay kaa caawinaysaa inaad xili hore toosto, una kacdo gudashada  cibaadada ALLE,...

4 easy steps to becoming a successful freelance writer

  1. Research which freelance writing services are available to you. capable There are many examination composing administrations accessible on the web, so it tends to be difficult to choose which one to pick. Here are a few hints to assist you with picking the best one: 1.  Check the organization's set of experiences out. In the event that the organization has been doing business for quite a while, it probably has a decent standing. 2 . Check the organization's site out. Ensure the site is not difficult to explore and contains all the data you want about the administrations advertised. 3 . Check the organization's portfolio out. Look at the examination papers and different bits of composing that the organization has composed. This will provide you with a feeling of the nature of their work. 4.  Make a few inquiries. Converse with your companions, family, and associates to check whether they have any proposals for research composing administrations. Whenever you have sett...