Waa aan ka dharag sanahay ku noolaanshaha soomaaliya in aysan kuu diyaarinayn nooca qof ee aad rabto inaa noqoto asaagaana aadan la tartami karin, wax aan badnayna aan laguugu shubin maskaxda, laakiin {it can not be an excuse } cuddudaar kuu noqon mayso! Waxaa xaqiiiqa ina aysan go'aamin karin halka aad kaga nooshahay aduunka wax aad rabto in aad noqoto haddii aad la timaaddo rabitaan dhab ah qaadirkana aad talo saarato, aamintana in aad rumayn karto waxa maankaaga ku wayn, laakiin waan ka dharag sanahay ku noolaanshaha soomaaliya in aysan ku caawinayn,laakiin waxaa xaqiiqa inaad nooshahay qarni dahabi ah, qofkastoo dhintayna uu jeclaan lahaa in dib loo soo celiyo si uu wax uga qabsato.Waxa aad ku nooshahay aduun digital ah wax kastaana aad ka baranto onlineka aadna kaga shaqaysan karto sidoo kle. Haddaba sidee uga faaidaysan kartaa qarnigaan dahibiga ah? Waxaa jira siyaabo badan oo aad uga faaidaysan karto qarnigaan dahabiga ah, waxaan kula wadaagayaa talaabooyin aad...