Waxaaad aad ugu dhiban tahay inaad fahanto figrada ah hormarinta nafta, waxaa macquul ah inaad wax ka daawatay ama aad ka dhagaysatay mowduucaas, laakiin wali aad meeshaadii aad taagan tahay farna aadan dhaqaajin. Waa maxay hormarinta nafta? Hormarinta naftu waxaa habka loo hormariyo kartida qofeed, xirafadahaaga aqooneed,maan hagaaga iyo xoojinta ku xirnaashaha ELLE, si aad u hormariso noloshaada. Figradaan ah hormarinta nafta waxay soo jiitamaysay muddo aad u dheer iyadoo soona martay heerar kala duwan lagana qoray buggaaga aad u fara badan. Sidee ku hormarin kartaa naftaada? see xashada xili hore kicitaanaka xili hore xoojinta xariga ALLE koobcinta maankaaga, adoo bilaabaya wax akhriska barashada xirfad, taasoo aad ka samayso lacaga wanaagsan jimicsiga cunista cunto caafimaad qabta cabida biyo kugu filan maalin kasta Waa maxay faaiddada seexashada xili hore? See xashada xili hore waxay kaa caawinaysaa inaad xili hore toosto, una kacdo gudashada cibaadada ALLE,...