Skip to main content

Ku halaagsamida baraha bulshada{Social media}

 Waxa aad nooshahay xili ama wakhti la isku dagaalayo siddii laguu soo jeedin lahaa ama loo heli lahaa {your attention}aadna wali garwaaqsan, meeshii ay kuu jaydiyaan na aad iska raacayso, laakiin waxaa xaqiiga in ay ku guulaysteen waliba aad noqotay qaar kamida wax soo saarkooddii.
Ku halaagsamida baraha bulshada{socialmedia}

Waa maxay ku halaagsamida baraha bulshadu{social media}?

Ku halaagsamida baraha bulshadu waa adoo u isticmaala dhanka aan wanaagsanayn tasoo ay ka dhalato laqabsi ay adag tahay inaad iska jarto,uuna gaaro heer aadan qaban waxa aan iskaga ahayn xitaa uu kaagga horeeyo u cibaadaysigaa qadarkii ku uumay.Waxaa xaqiiq ah lana iska indha tiri karin inuu yahay baraha bulshadu seef labo afleh, afka aad dookhanaysona ay tahay adiga masuuliyadaadda.

Waa maxay natiijooyinka aad ka helayso ama aad ka dhaxlayso marka aad u isticmaasho baraha bulshada dhanka aan wanaagsanayn?

Sida iska cad marka aad u isticmaasho baraha balshada dhanka aan wanaagsanayn, natiijooyinka aad ka dhaxlayso ama aad ka sugayso waa kuwo aan wanaagsanayn,una horseedi kara noloshada halaag, hadaba maxaa kamida natiijooyinkaas
  • Wax soo saar la'aan
  • Diiqad joogto ah
  • Wakhti lumis
  • Qoomamayn
  • Kalsooni la'aan
  • Hormar la'aan
  • Waxyaaelo jireed
  • waxyeelo maskaxeed

Waa maxay wax soo saar la'aanta aad ka dhaxasho u isticmaalida baraha bulshada dhanka aan wanaagsanayn?

Waxaa loola jeedaa inuu kaa hor istaago inaad samayso wax horumar ah,maxaayeelay maba helaysid xili aad ka shaqayso wax soo soo saarkaaga nololeed,iyadoo ugu wacan tahay jeedintiisa.

Waa maxay diiqada aad ka dhaxasho?

Dadku had iyo goor waxa ay kusoo gudbiyaan baraha bulashada wakhtiyadooda ugu fiican iyo guulahooda, taasoo ay ka dhalanayso is bar bar dhig.

Sidee buu u lumiya wakhtigaaga qiimaha badan?

Xaqiiqdii taasu aad bay u cadahay, maxaa yeelay wakhtigeena oo dhan waxa aynu ku qarash garaynaa isticmaaliada aladahaas inagoo wax kastaa oo kale iska ilowna, taasuna waxa ay inoo horseedaa inaad lumino wakhigeenii, inagoo og inuu yahay wakhtigu waxa ugu qiimaha badan aynu haysano laxdadii ku dhaaftana aysan dib kuugu soo laabanayn.

Sidee uga dhaxashaa qoomamayn u isticmaalida baraha bulshada dhanka aan wanaagsanayn?

Marka aad dib u milicsato wakhtigaagii aadna bilowdo inaad isyara xisaabiso, aadna garwaaqsato in aadan garayn waxa aad qabatay maalintaas oo laga yaabo in ay kuu yaalayn wax qabadyo kale kuwaasoo kuu horseedi lahaa hormarka noloshaada, laakiin nasiib daro aadan qaban ,waa markaas marka ay bilaabanto qoomamayntu.

Sidee u waxyeeleeya caafimaadkaaga jir ahaaneed iyo maskaxiyanba?

Daawashada muuqaalo kala oo deg deg ah waxa ay ka qab qaadanaysaa diirad saarid la'aanta hal shay.Ku fooraraka shaashada tilifoonkaaga wax ay kuu gaysanysaa madax xanuun, idhaha uu ku qalala iyo kuwo kaloo badan.

Sidee la iskaga joojiyaa u isticmaalida baraha bulshada dhanka aan wanaagsanayn?

Caaddo kastaan wakhti bay qaadataa  joojinteeda noocaydoontaba ha ahaatee, laakiin raacidaa taalaabooyinka waxa aan eebe ka rajaynayaa in ay ku caawin doonaan.
  • Xadid wakhtiga aad ku kharash garayso
  • Appkastaa u samay wakhti uu bilaabmo isticmaalkiisa uunu dhamaado
  • Raaco dantaadda
  • Isticmaal qaybata report
  • unfollow dheh bayjaykastaa iyo channelkastaa oo aan wax faaido ah aan kugu soo kordhinayn.

Gunaanad

Xor waa noqon kartaa kaliya waxa ay ku xiran tahay raacida taalooyinka aan kula wadaagay iyo inaad ka baxdo ahaanshaha qofay cid kale hogaanka u hayso aana noqoto qof xora dantiisana yaqaana una isticmaala baraha bulshada dhanka wanaagsan si uu u hormariyo naftiisa.
Ku halaagsamida baraha bulshada





















Comments

Popular posts from this blog

Dhibku kulama dhalan,guntuba marbay gob noqotaaye,halkee lagaa haystaa adiga?

  Noloshaan qofkasta oo aad u tix galinayso xogaaba ha ahaatee in uu ku guulaystay waxa uu qabtay shaqada aad ka cararayso qabashadeeda. Waxaa ah wax la isku wada raacsan yahay in aakhiro iyo aduunba ay kaa dalbanayaan in aad labadaba u wada shaqaysato,laakiin innagu waxa aan aaminsanay wax aan waxba ka jirin {myth}  oo meel iska fariisiyo aduunkaan gaallo baa la siiyay,laakiin waxaa xaqiiqa in eebe ina faray in aan talosaarano ka dibna aan la imaano ficilkii. Sidee loo saxaa jihada ay ku socoto noloshaadu marlabaad? Xaqiiq waxaa ah sida ugu wanaagsan ay tahay in loo jiheeyo noloshaada waa in aad qabato maalinkasta  {day in and  day out} wixii dantu kuugu jirto,waxa aan kawada dharagsan nahay in aan lee nahay labo cadow waana nafteena iyo shaydaan kuwaaso nagu jiheeya qabashada waxa aan danta innoo ahayn naguna mashquuliya wax maalaayacni ah {trivial things} . Maxaa aynu ka aamin sanahay guusha? Waxa aynu u haysanaa ama nalaka dhaadhici yahay in  ay guushu tahay...

Waa markaaggii{It's your turn}!

In badan waa aad ku soo raaxaysatay daawashada guulaha cid kle, laakiin hada waxa ay soo gaadhay markaagii iyo markii aad ku raaxaysan lahayd guulahaaga,niyada lagu dhisanlahaa, laakiin waxa aan iswaydiinayaa waxa ku haysata iyo meesha laggaa haysto oo aad far u dhaqaajin la'adahay? Waxaa ah wax aynu kawada dharagsan nahay in aad ku raaxaysatay daawashada guulasha bini aadan adi kulamida ay xaqiijiyeen, dhashay hooyo lamida hooyodaadda, isku waddo soowada maray xagga dhalashada,waxba an ku dheerayn xaqiiqdii.Laakiin waxa kaliya oo lagu kala tagay waa sida uu qofku uga shaqaysiiyo maskxadiisa, wakhtigiisana uu uga faaidaysto.Cadkaan yarka ah ee jilicsan kuna jira meesha u dhaxaysa labaddaada dhegood, waxaa iska leh aboor, hadii adan uga faaidaysan sidii Eebe ugu talagalay in aad uga faaidaysato. Markaaggu waa hada,xili kale oo aad sugayso majirto,shalay waa ay tagtay waana taariikh,mana soo laabanayso,biri lama gaarin,mana ogid in aad gaarayso.Laakiin waxa aad hubtaa marka aad isfii...

Iyadoo rag ku baratamayaan in ay dayaxa shaah kusoo karsadaan,wixii aad usii joogto dhulka maanay doqoniino iyo isliidid aysan ahayn?

  Asaaggaa waxa ay ku baratamayaan in ay dayaxa shaah iyo kafay ay kusoo karsadaan,adna waxa aad ku qanacsan tahay sii joogitaanka dhuka, laakiin waxa aan iswaydiinayaa liidnimada inaa la'eg meesha ay kaaga timid mudane ama marwo? Kunoolaanshaha soomaaliya waxba kama khaldanee ee dhibku waa adiga! Soomaaliya waxa ay kamid tahay meel kamida dhulka uu Alle abuuray, dhulkuna isma badalee ee isbadalku waxa uu ku dhacaa bulshada ku nool deegaankaas.Mida aynnana fahansanayna ilaa hadda waa middaas,oo waxa aynu wada sugaynaa in ay soomaaliya hal mar{ all over sudden } is badasho inagga oo aan farqaadin, taasuna maahan sidii qaadir uu ugu talagalay dhulkaan.Ilaahay koreeye waxa uu ku sheegay quraankiisa in uusan badaleen qoom ilaa ay isbadalaan iyagu. Sidee laggaaga dhaqay maskaxda? Maskaxada aayaa laggaa dhaqay badalkeeda intii wax wanaagsan laguugu shubilahaa,taasuna waa mida keentay in uu noqdo fikikaarku mid aad u hooseeya oon lahayn tayo.Taasu waa mida keentay in aad xabadka u qa...